Kabasho

← Kabasho26 Sept 2025 · 40 min

Ep:8; Self-Abandonment| Heedaddoow

Ep:8; Self-Abandonment| Heedaddoow26 Sept 202540 min

Waligaa xaaladdan heedaddoowga ah ma gashay? naftaada ma dayacday, xilqaddani waxay kaa caawin kartaa in aad ka xuub-siibato. Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊