Kabasho

← Kabasho31 Aug 2025 · 36 min

Ep:7; Panic Attacks| Naxdinta Soo Booddada ah

Ep:7; Panic Attacks| Naxdinta Soo Booddada ah31 Aug 202536 min

Waligaa intuu wadnuhu si xawli ah kuu garaacay , dabadeed aad dhididday oo neeftu ku qabatay ma is tidhi waad dhimanaysaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa xaaladdaasi waxa ay tahay. Dhagaysi wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊