Kabasho

← Kabasho9 Nov 2025 · 32 min

Ep:12; Dissociation| Maan Maqan Iyo Jidh Jooga

Ep:12; Dissociation| Maan Maqan Iyo Jidh Jooga9 Nov 202532 min

Waligaa ma dareentay inaad nolosha dul sabbaynayso, in aad dareen ahaan kabuubyoonayso, in xasuusaha qaar yaraantaadii aanad waxbaba ka xasuusan? Haddii Jawaabtu 'HAA' tahay, xilqaddani waxay kaa caawin kartaa fahanka naftaada. Dhagaysi wanaagsan🌸 Ka falceli xilqaddan 😊