Kabasho

← Kabasho7 nov 2025 · 31 min

Ep:11; Parentification| Waalid ka Dhigid

Ep:11; Parentification| Waalid ka Dhigid7 nov 202531 min

Waligaa ma dareentay in aad waalid tahay adiga oo aan waalidba noqon, yaraantaadiise ma dareentay in aadan noolaan caruurnimo kugu filan? Xilqaddan adiga ayaa iska leh. Dhagaysi wanaagsan Ka falceli xilqaddan 😊