Kabasho

← Kabasho18. Nov. 2025 · 40 Min.

Ep:13; Maladaptive Daydreaming| La qabsan-Waa Iyo Maalin Riyood

Ep:13; Maladaptive Daydreaming| La qabsan-Waa Iyo Maalin Riyood18. Nov. 202540 Min.

Haddii gudaha madaxaaga adduunyo kuu gaar ahi kaaga dhisantahay oo la qabsiga aad la qabsatay aawadeed aad adduunyadaada dibadeeda uga qawadid, xilqaddan adiga ayaa iska leh. Dhagaysi wanaagsan Ka falceli xilqaddan 😊