Kabasho

← Kabasho9 Apr · 29 min

Ep:14; Decision Fatigue|Ka daalidda go’aan qaadashada

Ep:14; Decision Fatigue|Ka daalidda go’aan qaadashada9 Apr29 min

Haddii ay ku daaliyaan gaadhidda go'aamadu ha yaraadaan ama ha waynaadaane xilqaddan adiga ayaa iska leh, fahan sababaha ka danbeeya daalka ,fahankaasina haku dhaxalsiiyo in aad naftaada u dhibrisid oo u dhego nuglaatid. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊