Kabasho

← Kabasho4 jun · 42 min

Ep:16; Burnout |Shufbeel Tamareed

Ep:16; Burnout |Shufbeel Tamareed4 jun42 min

Daal aadan xeeldheeraantiisa ka faalloon karin wax kasta oo aad samaysayna aan suulaynin haddii uu ku hayo oo salkiisa aad gaadhi wayday armuu yahay 'shufbeel tamareed' ! Dhagaysi iyi dhaqan gelin wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊