Kabasho

← Kabasho7. Nov. 2025 · 31 Min.

Ep:11; Parentification| Waalid ka Dhigid

Ep:11; Parentification| Waalid ka Dhigid7. Nov. 202531 Min.

Waligaa ma dareentay in aad waalid tahay adiga oo aan waalidba noqon, yaraantaadiise ma dareentay in aadan noolaan caruurnimo kugu filan? Xilqaddan adiga ayaa iska leh. Dhagaysi wanaagsan Ka falceli xilqaddan 😊