Kabasho

← Kabasho18 nov. 2025 · 40 min

Ep:13; Maladaptive Daydreaming| La qabsan-Waa Iyo Maalin Riyood

Ep:13; Maladaptive Daydreaming| La qabsan-Waa Iyo Maalin Riyood18 nov. 202540 min

Haddii gudaha madaxaaga adduunyo kuu gaar ahi kaaga dhisantahay oo la qabsiga aad la qabsatay aawadeed aad adduunyadaada dibadeeda uga qawadid, xilqaddan adiga ayaa iska leh. Dhagaysi wanaagsan Ka falceli xilqaddan 😊